4 parts Ongoing > "Mad Love" - Markii jacaylku noqdo waali, xuduud ma jiro...
Y/N waa gabadh caadi ah, oo nolosha kula tacaalaysa walaalkeed, kaasoo ah gacanta midig ee Jungkook-milyaneer awood leh. Nolosheeda si lama filaan ah ayay isu beddeshay markii ay shaqo ka heshay shirkadda dharka ee Jungkook, balse waxay qarineysaa xiriirka ay la leedahay walaalkeed, sida uu uga codsaday.
Laakiin wax aanay filaneyn ayaa dhacay... Jungkook wuxuu dareemay jacayl waali ah oo ay isaga u tahay mid lama huraan ah. Wuxuu diyaar u yahay inuu dunida u hor istaago si uu iyada u helo. Laakiin Y/N si sahlan uma jabeyso-waxay ka carartaa jacaylkiisa xad-dhaafka ah... ilaa hadalladiisa macaan ay qalbigeeda gilgishaan.
Laakiin ma tahay jacayl run ah mise waa waali aan la xakamayn karin?