
Wuxuu ahaa xusuus aamusnaan leh- mid aanan hadal u baahnayn si ay u hadasho. Mar kasta oo dabayluhu igu dhacan, waxaan dareemaa cod aan maqlo laakiin aanan arag. Mar kasta oo aan ooyo, waxaan dareemaa gacmo aanan taaban laakiin i qabta. Geeridu waxay qaaday jirkiisa, balse qalbigeyga wuu deganaa, weligiis.All Rights Reserved