"Qalbiyo dhaawacmay, sirta mafia iyo jacayl aan la fileyn ayaa isku dhex qasmay. LAyla waa dhaqtarad caan ah, balse nolosheeda ayaa isbedesha markii ay la kulanto mid kamid ah madaxda ugu awoodda badan mafia-da. Dagaal, dareen iyo qarsoodi ayaa dhaxal u noqon doona..."
Public Domain
Join the largest storytelling communityGet personalized story recommendations, save your favourites to your library, and comment and vote to grow your community.