I wanna be Yours [ Mr Min & Y/n ]
12 parts Ongoing Gabadh yar oo soo korsaday nin Ceo Mafia ah iyado 10 jir ah Markay weynatay oo 19 jirsatay waxay dareentay inay jaceyl u haysto ninkii nolosheda badbadiyay oo kasoo kaxeeyay meeshi sida cadaabta aheed.
#Ceo#Mafia
#Littlegirl#Secretlove
#hiddenfeeling#happyend