new story <<<jealous hidden//Aldõ\\serina///
1 part Ongoing Waxay katimid gobalkale siya usii kordhiso heerkeeda aqoon balse waxa ku dhacay jacayl aan celin xerarka jamacadeda....
iyada mahaa gabar qani ah lakin waxay buuxisay indho uharaadan dareen jacayl maal qabeen quruxbadan oo magac weyn ku leh bulshada dhexdeeda sidoo kale
waa professor ka ugu sareeyo Heidelberg university..
Heidelberg waa jamacad qadiimi ah sidookale waxay leedahay xeerar ad adag.....
Kedib maxaa dhicidoonaya jacaylka dhexmaraya arday iyo macalinkiisa miyuu burburi doona mise wuu gulaysan doona. Sidayna uga ugdbi doonan aqabadaha soo wajihi doono..
Intada waxaan kusoo koobi doona buugaan dhexdiisa 📚
Shekadaan waa mid aan aniga qoray alifay marka waan ka xumaan doona hadii aad copyeyso.
Fadlan ku raxayso aqrinta buugaan 🍰🎀💕