Cadgosigisa+Badbadiyeheda
14 parts Ongoing YN:i Amin Jungkook Aniga ma, Dilin Hoyada*Cry*
Jungkook: Dila Aya Tahay Hoyadey Mexe Ka Galbsatay?
Yn: Waan Ku Baryaa ii Amin Hoyada Aniga Ma, Dilin*Cry*
Jungkook: Hoyadey Sida Nafta Uu dhafisay ayad Adna Nafta Ku dhafinaya Lkn Taas Waxa Ka Horesa Cadab Bdn*Smilk*
.
Jimin: Waan Kuku Kalsonow, Nahay YN Wana Ogahay inadan Hoyadisa Dilin?
Yn:icawi please Nolashan Waa Nacay
Jimin: Jungkook Yn Iska Daa Waan Huba Hoyada inesan Dilin?
Jungkook: Adna Ayada Aya la, Jirta Wijigeda DACAd Nimada Benta Ka Muqato Yee Ku sirin Sxb?
Jimin: Jungkook......
Jungkook: Nolasha Ayan Nacsinaya Heer ay dhimashada Iga bariso
mina: Jungkook Yaa Uu shego ina Aniga Hoyadis Dilay*Qosol*
Mina: Asaga Waxa Uu iqabaya Gawar Aan Danbi Lahen*Qosol*
Yn: Jungkook Yaa Uu Sheego Ina Hoyadisa dilin*Cry*
??:Yn idhib Gacntada Waa balan ina Ku Difaco?
Yn:Ma,awodo Teahyung*Cry*
Teahyung:Mar Lee idhib gacantada?
Qoraga
Miyu Badbadin Dona Teahyung Yn