THE:MAFIA'S OBSESSION~the-cold of MOSCOW //Dimitri || Natalya
4 parts Ongoing Isaga waa hogaamiyaha guud ee ururka mafiada uguwayn Russia waxaa hoos miyaada shirkado badan kuwo sharci dara ah iyo kowakale oo cadi ah dadka waxay umaleyaan CEO iska cadi ah inuu yahay lakin kuwa sida hoose uyaqaana way garanayaan ciduu yahay...
Waa mid qalafsan. Wijigiisa quruxda badan waxaa ka danbeeya falal argagax leh , weligii wax jacayl ah kuma dhicin oo waa mid u arka keliya inay daciifiin yihiin dadka wax jeclaada Balse fikirkaa wuu is badalay...
Kedib markuu malin noloshiisa kamid ah arkay gabar leh maqaayad yar oo ay dadka dhan jecelyihiin keliya waxaa la helaa xi
liyaha qaboobaha ah waa gabar furfuran dabeecad wanaagsan naxariis badan sidoo kale leh qurux ay kadambayso daacadnimo iyo daahirsanaan¡¡¡¡¡
Lakin isaga jecelkiisa wuxuu noqondoona mid qasab ah!!!!!!
✨️🌹✧・゚: ✧ Seo Rea ✧:・゚✧🌹✨️