43 parts Ongoing sumi: waa balan yn noloshaada waan bur burin doona
.
.
.
yn: tae iaminin aniga iskama soo turin jaran jarada ee sumi ayaa lugteeda ii dhigtay
.
.
.
Mrs: gawadheeda cunugaag wuu dhintay
.
.
.
tae: waa waraqada furiinka saxiix marka
.
.
.
qofka: barasho wanagsan maga ceeyga waa hyunjin
Tan inaad kaheshaan ayaan rajeynaaya