MY ENEMY AND MY LOVE

MY ENEMY AND MY LOVE

  • WpView
    Reads 6,856
  • WpVote
    Votes 559
  • WpPart
    Parts 7
WpMetadataReadOngoing4h 8m
WpMetadataNoticeLast published Thu, Nov 13, 2025
WpInfo
Fiction
Mystery
Aargosiga waa shay aan marnaba damaad laheen kawaran qofka aad aduunka ugu jeceshahay haduu rabo inoo kaa aarsado wax aadan qaladkiisa laheen adiga......... . . . Sheekadina waxay ku saabsan tahay naceeb iyo Jaceel waa wax lala yaabo soomahan sidee naceeb iyo jaceel Hal meel kuwada gali karaan hmm lkn way dacday......... . Isaga marwalbo wuxoo rabaa ayada inoo daawaco lkn marwalbo oo taas sameeyo xanoonka isaga kaliya ayaa dareemo ayada ka hor... . Ayada.....xitaa aqoon Uma lahan dareenkida dadka kale iska daa....miyeey jeceshahay sida ay qof walbo kadaadiciso mise majeclo sida ay nafteeda kadadiciso ah.. . Waa labo ruux kuwaas oo kasoo Kala jeedo labo duni oo Kala duwan qalbi yaduuda kaliya Hal shay ayaa ka guuxayo kaasna waa aargoosi iyo naceeb bila xad ah...... Sheekadan kaliya Kuma saabsano lamaanayashan kaliya waxaa ku jiraan kuwa kale kuwaas ay ku xiisi galin duunan sheekaduda Jaceel.....🥰🥰
All Rights Reserved
Join the largest storytelling communityGet personalized story recommendations, save your favourites to your library, and comment and vote to grow your community.
Illustration

You may also like

  • BAD BOY IN LOVE
  • 50 Roopa / Taekook ♥
  • 𝐍ero ; 지국
  • Sequestrado por um alfa
  • LA VENGANZA EQUIVOCADA DEL ITALIANO
  • DOM OR SUB?? /KOOKTAE
  • PROMISE 🤍🫀
  • The Mermaid Legend {Jikook}

Waxoo ahaa wiil Dib badan oo baashal badan kaas oo kasoo jeedo family aad maalqabeen u'ah noloshiisa oo idil baashal iyo malayacni ayoo kusoo qaatay lkn Waxwalbo Hal mar ayeey is badaleen marki wiilki falaadka iyo dibka badnaa laga digay maamulaha Family.... maxay kula tahay inoo sameen dunno wiilkaas wanaag mise xumaan... Waxay aheed gabar aamosan aan hadal badneen waxay qaaday balan taas oo ah inay ilaalin duunto isaga.... lkn wiilki yaraa ay balan ku qaaday inay ilaaliso ayeey jeclaatay..... Waxay ahaayin kuwa aad ukala duwan dinac walbo lkn qalbiyadooda marna maysan joojin midba Kan kale inoo jeclaado...... Family problems Jaceel Hal dinac ah Kalinimo Naxariis Ilaalin Jaceel aan marnaba ku xirneen da' Qalbi daawacan kaas oo qalbi kale dayaayo Taajirnimo.. __________________________ Belawga 11/5 Nov/2025 Damaadka.....???????

More details
WpActionLinkContent Guidelines