
waxan kugu nacey meel aan ogoleyn;meel aan la oholeyn ayaana kugu jecladey... Waxe raceysa sheekada,gabar qoyskeeda ay Ku qasbayaan guur,sida ay U badbadiso walalkeeda oo soo diley nin.guurka Ka dib nolosheeda dhinac aysan fileyn ayey isku badaleysa iyo inee Ku noolado guri aysan jirin cid Ka difaceysa..All Rights Reserved