
--- Yn waxay ku jirtay café yar oo Seoul ku yaalla, iyadoo shaah kulul cabaysa oo daaqadda ka eegaysa roobka. Waxay u timid si ay u nasato, ma aysan fileyn in qof caan ah uu halkaas soo gali doono. Albaabka ayaa furmay... qof hoodie madow xirran ayaa soo galay. Yn waxay aragtay wejigiisa - dhalaalka indhaha, iyo socodka fudud. Waa Jungkook. Isagu ma rabin in dadku arkaan, sidaas darteed wuxuu fadhiistay miis u dhow Yn. Laakiin markuu istaagay muuqaalkii Yn, wuu istaagay. Wuxuu ku fiirsaday dhowr ilbiriqsi, sida qof yaaban. "Is this seat taken?" ayuu cod hoose ku yidhi. Yn waxay tiri iyadoo yaab ku jiro: "Oh... no, you can sit." Jungkook wuu fadhiyay. Wuxuu eegay shaaha ay cabayso, dabadeed wuxuu yiri: "You look calm... it's rare to find someone relaxing alone like this." Yn way dhoolacaddaysay. Isagu wuu jeclaaday dhoola caddeyntaasi - aad ayuu u jilicsanaa. Markay wada hadleen dhowr daqiiqo ayuu Jungkook ogaaday Yn inay deggan tahay, dadkana aysan ku mashquulin, taasoo ku soo jiidday. "Yn... what a cute name," ayuu yiri isagoo indhihiisa ku dhajinaya iyada. Billow ahaan, Yn way xishootay laakiin Jungkook ayaa ka dhigay inay nasato. Markuu istaagay si uu u baxo, wuxuu u dhowaaday oo gacanteeda ku dhigay warqad yar. "This is my number... I hope you text me." Wuu socday, laakiin ka hor intuusan albaabka dhaafin ayuu dib u soo fiiriyey, indhaha laabta ku haya Yn. "Yn... I want to see you again." Yn ayaa warqadda gacanta ku qabatay, wejigeedana dhoola caddeyn weyn baa ka muuqata. Habeenkaas wuxuu bilow u ahaa jacayl deg-deg u qarxa. ---All Rights Reserved
1 part