The heart that cannot be read | JK & BTS |

The heart that cannot be read | JK & BTS |

  • WpView
    Reads 469
  • WpVote
    Votes 67
  • WpPart
    Parts 4
WpMetadataReadMatureOngoing16m
WpMetadataNoticeLast published Wed, Mar 25, 2026
Kim Marin waa gabar 18 jir ah oo ku nool tuulada quruxda badan ee Koryeo, taasoo hoos timaada Boqortooyada Kingdom of Seolwon. Inkastoo ay ka dhalatay qoys sabool ah, Marin waa qof naxariis badan oo caawiya dadka, balse waxay qarisaa sir weyn-hooyadeed waxay ka timid aduun sixir ah, taasoo ka dhigaysa Marin half-human oo leh awoodo qarsoon: Inay fahmi karto oo la hadli karto xayawaanka. Inay dareemi karto beenta iyo runta, isla markaana akhrin karto maskaxda. Black magic-awood aanay iyadu xakumin oo kaliya ka soo baxda marka ay xanaaqdo. Dhanka kale, King Jeon Jungkook waa boqorka kali-taliska ah ee Seolwon-nin kibir badan, adag oo dadka oo dhan ka cabsi geliya. Qofna weligiis ma fahmin dareenkiisa dhabta ah. Laakiin maxaa dhici doona marka marin-gabar leh sir qarsoon-ay la kulanto boqorka aan la taaban karin? Kulankooda wuxuu furayaa sheeko ay ku jiraan qadar, sir, iyo awood qarsoon.
All Rights Reserved
Join the largest storytelling communityGet personalized story recommendations, save your favourites to your library, and comment and vote to grow your community.
Illustration

You may also like

  • bad man
  • MAFIA HUSBAND
  • my mafia husband
  • MY_GIRL_FF_JK
  • the mafia's hidden heart ❤️
  •  Beautiful sadness!
  • my happy love
  • snow mountains
  • The hell of my life
  • Step daddy 🔞
bad man

IGA fogoow common gurll maxad IGA damacsan tahay adiga kuu bahanahay adiga waa inaa ka fogaata asiga aniga Kuma jecli asiga waa jeclahay aniga yn Ayan yeclahay lakin aniga Kuma jecli lakin aniga ku jecel waad ijeclaan doonta ........🖤🔞

More details
WpActionLinkContent Guidelines