"Shadow of Destiny"

"Shadow of Destiny"

  • WpView
    Reads 516
  • WpVote
    Votes 91
  • WpPart
    Parts 13
WpMetadataReadOngoing49m
WpMetadataNoticeLast published Sun, Apr 19, 2026
Shadow of Destiny waa sheeko ku saabsan jacayl lagu dhex tuuray mugdi, kalsooni lagu tijaabiyay khiyaano, iyo go'aanno dhiig lagu bixin doono. jk waa jilaaga ugu muhiimsan isaga io xaaskiisa y/n waa sheeko ku saabsan boqorka mafiada Jungkook iyo Y/N, gabar deggan oo noloshu ku tuurtay dagaal aysan dooran. Jacayl iyo dhiig ayaa isku dhex milmaya marka sirta qoyska iyo khiyaanada saaxiib ay soo baxaan. Jacayl, khiyaano, iyo dagaal qoys ayaa isku dhex yaacaya marka runta qarsoon ay bilaabato inay soo baxdo. Qaddarka madow ayaa ku khasbaya inay doortaan: jacayl ama aargoosi. gunaanad isku diyaar akhrin cajiib ah i.a❤️
All Rights Reserved
Join the largest storytelling communityGet personalized story recommendations, save your favourites to your library, and comment and vote to grow your community.
Illustration