((:♡♡♡ JACAYL QASAB AH ♡♡♡:))
wa maxay jacayl..?
haduu ku dhaawacayo haduu ku burburinayo haduu nqonayo mid qasab ku ah noloshada
waa wiil aaad ugu waalan ayada wa mid xaaladiisa ay dhaaftay waali iyo xanuun kacayl wxa uu ugaystay kufsi si uu uyeesho ma uusan helin
lkn ma uusan rajo dhigin isaga oo dib ugu soo laabtay nolosheeda
muddo 6sanno ka dib ah....?👿💘🫶🏿😫🫂:))♡♡♡