Love always possible...😭🤍🌷
Jaceylka mar walba waa macquul ha ahaado qof dhameystiran io qof aan dhameystirneen intaba mar walba jaceyl waa wax loo bahan yhy ma jiraa qof ka maarma nolloshiisa oo dhan jaceyl dacad ah mise waa laga maarmaa...macquul wye inaa dhahdo uma baahni jaceyl lkn qabligaaga ayaa fashilaayo beentaas...jaceyl safi ahna hadaa hesho mahad celin moyee maxaan u helay ma dhaheysid..🤍🌷😭