jaceylkeyga Wye Asaga Io Hero Geyga
mgca:teahyung
work:mavio +gacnsade
parents:mr/mss kim
personalty:dagan xun xanaaq bdn maseerow ah jaceylka
ka aaminsanen
GF:suusi
majeclo jirkeda luu Raba oo wuu dhibsada
sxb:bagtan
mgca:lee yn
parents:mr/mss eedade /hooyaded way dhatay
work:jamcad/coffe shop
personally:maskiin ah abahed jecel lkn asaga ma jeclo asaga io xaaskisa io gabdha uu dhalay waxay ula dhaqman sida
sxb:yuri
bf:no
inta kle sheekada ku dhex ogaan dontan
Mida kle follow iso dhaha ok bye