obsession love
jungkook oo ahaa mid aad u xanaaq badan caradisa aan xakamenkarin
jungkook aya isbadalay halmar uu arkay gabadh cusub oo ka duwan dhammaan gabdhaha kale Iyadu kama baqin isaga waxayna noqonaysa dawadiisa iyo qofka kaliya dajinkaro wuxu bilaway inu kuwasho ila her ninka u so dhawado uu dili karo In kasta oo uusan garanayn sababta uu sidaas ugu waashay, hal shay ayaa caddaa: iyada waa tiisa