We've updated our Content Guidelines.
Review the latest guidelines to keep sharing stories safely.
my secretary

my secretary

  • WpView
    Reads 769
  • WpVote
    Votes 221
  • WpPart
    Parts 9
WpMetadataReadOngoing54m
WpMetadataNoticeLast published about 13 hours ago
WpInfo
Fanfic
1Direction
My Secretary 💼🤍 Shaqo raadis badan, wareysiyo aan dhammaanayn, iyo rajo marba marka ka dambeysa sii yaraanaysa... Waxay u malaynaysay in nasiibku ka jeestay. Laakiin maalin keliya ayaa nolosheeda dhan beddeshay. Waxay noqotay xoghaynta (Secretary) CEO shirkada ugu caansan dalka Korea Kim Taehyung. Qof walba wuxuu ka digay... "Waa qof aamusan, qabow, mana jecla dadka." Iyaduna waxay ku dhaaratay inay shaqadeeda oo keliya qabsan doonto. Laakiin sidee loo ilaalin karaa qalbigaaga marka maalin kasta aad la joogto qof si tartiib tartiib ah noloshaada u beddelaya Qosol, muran, , dhacdooyin lama filaan ah, iyo jacayl aan cidina filayn... Tani ma noqon doontaa shaqadii ugu adkayd ee nolosheeda... Mise waxay noqon doontaa bilowga sheekadii jacaylka ee ugu quruxda badnayd? 🤍
All Rights Reserved
#947
lovestory
WpChevronRight
Join the largest storytelling communityGet personalized story recommendations, save your favourites to your library, and comment and vote to grow your community.
Illustration

You may also like

  • Nolosheyda
  • the heart of the mafia
  • grown man💋🫦
  • Sweet Heart
  • Sii Lama Filan Ah Is Badal
  • HANDSOME BODYGUARD
  • The secret between us💔
  • SHeydaankeygii macanaha
  • Dunidii_Mafiayda_Bangtan_💜🙌🏻
  • doors darkness

😭😂 inta waxa ku qora la'sanahy lkn sheekada lee iska aqrista

More details
WpActionLinkContent Guidelines