Ka hor waxan oo dhan waxaan ahaa gabar yar oo leh hal riyo. Inay maalin un walidkeedi saxda ah la midowdo heshana nolol fiican
Lakin masiirkaygu wuxu ii horseeday waddo anan waligau ku fikirayn
Wado ay ku dhex jiraan Jacayl daacad ah, saaxibtimo, iyo sir aa diyaar u ahayn inaa ogaado
Waxaan la kulamay labo qof oo noloshayda si kala duwan u badalay
Mid wuxu I tusay in jacaylka nolosha iyo farxaduba iyo kulsoonida aad ka heli karti qof nolosha la wadaagti
Halka kan kale Uu itusay qiimaha saaxibtinimada isku badash jacayl
Mararka qaar qalbigu wuxu doorta meel aadan
Filanayn
Waxaadba mooda ina aan ogahay waxa an rabo
Lakin marka aan ogaado runta ku saabsan noloshayda waxaan iyo dadka igu xeeran
Waxan fahma wax walba inaysan ahayn sida ay u muuqdan
Haddi labo qof qalbigayga ay meelka galeen
YAAN DOORTA YAANSE KA TANAASULAA
MA NIN KAYGA MISE JACAYLKAYGA???
Ma awoodi doonta inaad la noolaato natiijada????
Until my death
Ilaa geeridayda
All Rights Reserved