Sheeko Jacayl ah Xusuus iyo Murugo Qalbigaaga ku....
Waa habeen xasuus mudan qofkasto oo ibnu aadan ahna uu ku qasban yahay in uu qoro ama uu xuso dhibatooyinka iyo qisooyinka ku dhaco , waxaan ahaa wiil somaliyed oo ka hela in uu is ticmaalo aalada INTER NET ka si daran waqtigiisana ku bixiyay aniga oo jeclesanaayo xariirka aan la samey nayo dad badan aniga oo ula
jeed kayga markaasina uu yahay in aan ka barto bulsho iyo asaxab qiimo leh ba.
waxaa habeen habeenada kamid ah, aan kula kulmay meelaha lagu shekesto ee aalada Net ka, aniga oo markasto jeclaa in aan galo qolol ka diiniga iyo tar tanka Qur'aan ka karim ka, ayaan waxaan kula kulmay, qol aan ku jiray ee paltalk gabar igacodsatay in ay i weydiiso su'aalo badan waana u ogolaaday, waxay i weedisay magaceyga iyo halka aan dunidan baaxada weeyn aan kaga noolahay, waxaana ku iri waxaan ku noolahay dalka Egypt, waxa ay i weeydiisay waxa aan ku haayo egypt, waxaan u sheegay in aan u joogo in aan ku dhamesto leeman, waxaa ay i wediisay