Day 1

12 1 0
                                    

Date:  Saturday, 1 August 2015
TIME:  09:45 Am
POSITION:  Workshop

Maanta waa Maalin kamid ah Alla Sc, Waxaan Joogaa Dukaanka Waa Kaligey Abdi Kani waxa uu aadey Adeeg Alx Waxaan Daremayaa Xooga furfurnaan ah lakin Waxaanan War ka Heynin Xaalada Qoyskeygii Ilaa Mudo Labo Isbuuc kudhaw.
Wallow Markii Iigu Danbeysey ay aad U caafimaad Qabeen Waxaana Rabi Uga Baryayaa In uu cadawga ka qabto, Rajadeyda Ugu Weyn Maanta waa In aan Maalin Maalmaha kamid ah Aan Dukaan Aan leeyahey Masuuliyadiisa Qaban doona Inshaa Allah.

Date:  Monday 17 August 2015
Time:  08:30 PM
Position:  Workshop

Waa Habeen isniin ah oo ay Talaado soo galeyso Waxaan Dul fadhiyaa Casho

Friday: 21 August 2015
Time:   07:00 Am
Position: Workshop

Waa Maalin Jumca ah Amin Subax ah Waxaan Jiifaa Furaashkeyga waxaa aan Xasuusanahey Maanta Oo Kale in aan Isku diyaarin Jirey Masjidka Laakin Halkaan Sidaa Ma ahan Maxaa yeelay Ma Awooodo in aan Gaaro Masjidka Oo Ilaa 5 Mile Iijira, Sharci La'aan aawadeed.
   Dhanka kale waxaa Isoo Wacay Aabe Runtii Aabe aad baan Ujeclahey waxaa Fiican Waalidka Iyo Ubadku In ay Saaxiib yihiin Iyagoo Isku Sir Qarsada Taas ayaa Keenta in Waalidku Mar walba Kawarqabo Halka Uu xaal umaraayo Ubadkiisa aisagoo si Fudud Ku ogaan karo Damaca Ilmihiisa.

Waxaa Hubaal ah In Aduunkaan uu Imtixaam yahey Sida aad jeceshaheyna Aadan Marnaba Wax Uheleyn, Maxaa Yeeley aduunkaan ayaaban Dhameystirneyn oo Mar walba Naaqus ah.

You've reached the end of published parts.

⏰ Last updated: Aug 22, 2015 ⏰

Add this story to your Library to get notified about new parts!

1 August Bilowga QoraalkiWhere stories live. Discover now