Hooyadii muomininta caaisha ( ilahay haka rali noqdee?
Waxay igu dardaarantay dumarka dardaaran xeel dheer waxayna ku tiriDumaroow hadii aad ogaan lahaydeen xaqa ay ragiinu idinku leeyihiin waxad ku masixi wajigiina lahaydeen boodhka lugiihisa
Suurayso marwo hadii aad garan lahayd qiimaha iyo xaqa ninkaaga waxad ku masixi wajigaga lahayd
lugihiisa ma lihin wajiga ku masaxa lugaha raga Lalakin tusaale u qaado xaqa ninkaagaMarwo kastaay
Sayida caaisha waxay ahayd ilahay haka raali noqdee gabadha ugu fadliga badan dumarka dhulka jooga
Uguna karaamo badan ,ugu cilmi badan , iskaba dhaafe ugu cilmi badan dadka koonka dhulka ku nool
Ka qaado cilmiga rag iyo dumarba
Marka ay sidaa ledahay waxay u ledahay cilmi , waxan rabnaa inay marwo kastaa fahananto arintaas
YOU ARE READING
how to be ideal wife?
Non-Fictiongift for every wife that wants to make her house liltle paradise ❤ every wife that loves her husband and wants to put smile on his face , every morning ❤ gift of every new wife that wants to get knowledge about her new life ❤