Select All
  • Xumaanta hormar laguma gaaro !
    8 1 1

    Marksta oo Aad xumaan u sameyso si aad dadka usoo jiidato ,ogow in ay carada Alle kuu soo dag dageyso ! WAxaad arkeysaa dad badan oo xumaan u sameynayo si ay u helaan views like share Iyo waxyaalo badan oo kle ! Xumaanta ay Kuu soo jiidayaan ayaaba Ka daran mida ay samynyaan ,waayo dad kumanaan Ka badan ayey dembi...