Jeceelkii Mafiada
MAFIA jeceel galay
Shekadan Wax Ay ku Sabsan Tahay Gawar si Dhab uu Jeclaneso wiil Mafia Ah lkn Ayada ma,ogen inu Yhy Mafia . . . . . . Si dhab aye uu Jeclanesa lkn Asaga Muxu ku Sameye Shekada ku Ogan Dona.........
sheekadan wexee kusabsan thy wiil udhashay dalka korea kuna nool Mexico oo mafia weyn ka ah dalkan Mexico
Yn WaxaY uGa s0 tagtaY family geeda si ay asaga ula noolaTo inTa nolosheda ka dHiman lkn Wuu dhawaca DhawacasO SaBaBi Kara Geri blze nolosHa FursaD labad sinaYsa💔🥲
...... markan dagalka dhamaado wan is gursan dona waxan korin dona u bax sidadk kale ah, shekadena jacayl waxay noqon donta shekeda calamka uku quruxda badan... intaa kadib maxa dhacay...??! gudaha shekada ayan ku ohaan doona
sheekdaan wxey ku saabsan thy Gabar Muslim ah iyo nin Mafia ah (Christmas) -------------- Yn: Jceylka mahaan Hdal mana ahan Hanti JK : runtii dunidaan ma jiro jaceyl iyo Naxariis
Sheekadeeda 3 saddex laab ah ee Jeon Brothers , kuwaas oo aan naxariis lahayn , arxan la'aan , qalbi-la'aan , nafsiyan Alphas , u isticmaalaan gabdhaha raaxada . Aad bay u awood badan yihiin, waxaa loo yaqaanaa No: 1 maalqabeenno ganacsi & maafiyo boqortooyo ah oo dunida bini'aadamka hortaagan & Alpha Kings oo hor taa...
sheekada waxey ku sabsan tahay mafia king qalbi laheyn oo laga xaday cunugiisa ogu horeyay balse heshay gabar yar iyada wadatay ( shekadaan aniga leh okay midkale hadii aan wayo wax niyad ah Dhanka sheekada waa joojin doonaa 😂🤌🏼 okay midkale shekada kuso dhawaw 🥺🙆🏻♀️😂)
kim naamjoon waa hogaamiye mafiyo... Haddii uu indhihiisa saaro wax, ma seexan karo isaga oo aan ka dhigin wax uu isagu leeyahay, kharash kasta ha ku kaco. Xitaa ma oggolaan doono in qof kale uu eego alaabtiisa. Waxaan rajeynayaa inaad nimanyahow kan ku raaxaysan doontaan...
Sheekadu waxay ku saabsantahay wiil oo waalidkiisa la dilay, wuxuna si qabasa ah ku aroosaya gabadh.
shekadan waxay ku sabsantahay nin mafia dadkana dhibaateya iyo gabadh miskina . . . waxaadna ku dhex arki doonta, jacayl Hal dhinaca, dulmi iyo dhacdooyin Kala duwan
waxa u garsiye inay si xaddhaf u jeclaty wxy ogaty malin aaa malmaha ka mid ah in wxs oo dhan ay beenthy una been ushegay 💔
> "Shadows of Deception" - Waxaa jira jacayl ka dhex dhashay laba dunood oo iska soo horjeeda... Y/N waa askari khaas ah oo loo diray hawlgal sir ah-mid lagu baarayo Taehyung, hoggaamiye mafia aan weligiis la qabsan karin. Isaga oo aan waxba ka shakin, wuxuu si kadis ah u dareemayaa jacayl xad dhaaf ah. Laakiin hal su...
Sheekadan waxay ku saabsan tahay nin mafia ah oo naxriis lahen sida uu isugu badalayo nin wanagsan oo naxriis badan
abahed aya isudyey inu xoog ugursho lkn ushegte nin aynan aqoon inay uur u Ledhy
YN aabahay waxba kama sheegi kartid dharbaaxo ayay ku dhufade Jk.goorme saan dhan u kibirtey😈 ,,,,,,,,...
sheekadan waxee ku dhacay gabar oo walalakeda rasaneso iyo nin mafia oo saxiib laha walalkeda
Namjoon Suga sheekada waxee kusab sabtahy nin aan qalbi laheen iyo gabar maskiin ah
sheekada waxay ku saabsan san tahay nin rich man ah iyo gabar ku nool nolosha dabaqada dhaxe