Z_a_R_a_H
Link to CommentCode of ConductWattpad Safety Portal
Mida koowaad qalpi nameka badal photo ka sidoo kale.. Sheekadaan meesheeda ku dhaaf tan kale xupi wax badan baa kaa qaldan actorka magacii agekiisa waa maxay.. Actarada magaced agekeeda waa maxay
Ghufran46
@Z_a_R_a_H waxaan doonaya inaan fahmo qaali ma xayaysiinta badan ayaa views ka keena mise nooca sheekada ?!..
•
Reply
Ghufran46
@Z_a_R_a_H Magaca sheekadu wuxu ka turjumaya qofkasto ku jira sheekada sida uu ugu deyran yay nolol aan tuu rabay ahayn laakiin fun fiction ma qoro ....sheeko faneed buuxda oo shakhsiyaad kala dabeecad duwan oo kakan weeye ...slow burn and trauma bond le weeye.... bilawgii sheekadaba waan dareensanaa in aanu qofkasta noocan ka heli doonin laakiin ay jiraan kuwo sidaydoo kale ah depth relations ka helaa ...waan naxee markaad tidhi meesheeda ku dhaaaf alle uunba og sidaaan isugu dayo dhisada shakhsiyad kasta in aanay dhexda si maalayacni ah uga jabin
•
Reply