Hii, Blinks!
Ugu dambayn waxan bilabay sheekadayda The Pink Promise . Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan idinla wadaago.
Haddii aad akhrisatay, fadlan ii sheeg ra'yigaaga. Faallo kasta iyo taageero kasta waxay i siisaa dhiirrigelin aan ku sii qoro cutubyada xiga.
Waad ku mahadsan tihiin taageeradiinna! Waxaan rajaynayaa inaad ku raaxaysataan sheekada. ✨