fdulyo

Suhi wexey eeheta gawar ata uquruxon 
          	Jk asgana kma yaresato jk Markus arakay suhi isla marki wukahelay lkin suhi jk kama helina wayo jk 
          	Wuxu aha Mita ata u kiwira badana ayada mey ugena inukahelay jk mudaewnsi wayo asaga wuxu aha mita isla weyni kujirato suhi wexey kasojeda rer iska danyar jk wax dhalay gabacasadah ugu weyna Korea lkin yada wax danen meysinin Malin malmah kamita haa suhi wexey shaqoo uso ratasatay Mita kamita ah sharkadah jk mey u gena ayada  meyshay timita wexey muday shirakata iska cadi lkin sharkada jk aya madaxda sare Kaha madamu abiihi u leyahy shairkada Marku arakay jk suhi  Marku arakay isla marki wu fahmay sisaita ayuu ufiruyay jk suhi weyla yabatena ninka madam aya aqoon ulaheyan wey garab maratay wax la yawaya shqalihi sharkada joogay madamey iska indho tirtay mamulah jk wax mu roona  wu iska dayy marka danbe jk wuxu u yeray ayada mar key utimita wey layabtay wayo ayada wexey moday shaqalo katirasan sharkada jk wu iso dhawaday ayada weya isku naxaday wey Kala turatay jk wuxu ah Mita shawela nagota midu mar ko wa nag tisa lkin part2 guys 