lins52tar
Link to CommentCode of ConductWattpad Safety Portal
Hello gabdhaheyga!
Caawa codeyn ayaan rabaa Ina sameeyo
Marka hore waxaan rabaa inaan idinka raalli geliyo maalmahan yar ee aan maqnaa ❤️
Haddaba ii sheega... tee ayaan idiin soo dhigaa?
Step Daddy part kale OO Cusub
Back to Allah (Part cusub)
The Mafia King's Heart (Part cusub) OO Dab ah
Forever Mine – Maadaama aan muddo ka hor ugu dambeysay
Codeynta la soo dhaqso! Si aan u ogaado part-kee aad ugu badan tihiin una soo galiyo sida ugu dhaqsaha badan Haddii aad aamustaan anigana waan idin ku aamusi doonaa
hkkhgtik
Forever mine soodhig baby

xxxyerennnnnnnn
Apaa back to allah noo so dhig nohh
minzo232
Shekadaa aso dhigtay mxa uga sarty wllshy
Safiyo241
Abayo sheekada maxaa usoo dhigi la dahy teda kle sthy qaali
VELOREYYYYYY
Abaa fiiri sheeko kle bilaabi rabaa lkn inaa Iga hubiso rabaa intaan soo dhigin
VELOREYYYYYY
Abaa fiiri sheeko kle bilaabi rabaa lkn inaa Iga hubiso rabaa intaan soo dhigin
kiyuna12
Lins abaa tiktok ma qabta wxa raba ina ku la hadlo
WritterZeina
Abaayo codsi baan wtaa hadaad iga aqbalayso
WritterZeina
@WritterZeina hadaad tiktok ledaha ayna asxaab fican kugu xidhanyhn ma ii xayaysiin sheeko aan qoray anuu
•
Reply