ziyaamohamed11

Abaa ku,aawe dhib Maa kuheesto

suwaysali2

@ziyaamohamed11 dhib ma ihayso pagekeygaan iga lumay marka kan soo dhigaa sheekooyinka
Ответить

kimmiishss

Hi

kimmiishss

 okay intaa rabtid qaado waqtigaaga adigaa iska leh marka ha is murjin markaa rabtid soo laabo   
Ответить

suwaysali22

@kimmiishss apyo waan joogay laakiin waan mashquulay mashquulkeyga ayaa batay school waan dhigtaa casharo iyo exams badan jiray waad ogtahy soon weeye jaanis baa weeye apyo
Ответить