Select All
  • Xumaanta hormar laguma gaaro !
    8 1 1

    Marksta oo Aad xumaan u sameyso si aad dadka usoo jiidato ,ogow in ay carada Alle kuu soo dag dageyso ! WAxaad arkeysaa dad badan oo xumaan u sameynayo si ay u helaan views like share Iyo waxyaalo badan oo kle ! Xumaanta ay Kuu soo jiidayaan ayaaba Ka daran mida ay samynyaan ,waayo dad kumanaan Ka badan ayey dembi...

  • nimo/wanaag
    55 0 5

    aduunyado waa meel iska qurxuun dadka qaar waalasiiyey si loogu imtixaano ....dadka qaarna waa loodiidey imtixaan lee waaye ee ilaahey wax uma awoodi weenin ... ani dadka dhan waanjeclahey laakiin dabeecada ayaa iga hiilineyso oo waan dabeecad xumahey waan is ilaaliyaa ilaa inta aan is celinkaro i lee dabeecadha waa...