Aishoz_08
Hi guys waxan rajena inad wangsan tihin maanta waxan rabay shekada cusbed Inan qeeb Ka so dhigo lakin cilad Aya Ku timid. Ciwankayga. Rafaad dheer kadib hada ayu I samesmay
Lakin nasib xumo. DHaman qebihi drift Ku jiray. Wuu iga tirtiray. Sidokale mashqul Ayan ahay sidas darted i.n inad ni sugtan Ayan rajena wad mahasan tihin wan edin jeclahay