naimathv

ASC dhamntina waxan rajyana inad cafimad qabtan sida u dhan tihin, okay wxan u maqna waxay ahyd inan idin cananyo nh 5k vote wa diiden inad i gesan lakim hada xoga wa dadashen so marka i
          	A wan imanaya hada qorista socoto, ha i dahsanina, in yarna wan xanuunsaday lakin alxmdulilah ma badno 
          	Thanks dadalkina iyo sida iso radisen
          	Love you all 

mervyy_17

@naimathv welcome backkkk babbyyy anaa ka daraan la soo orod
Responder

naimathv

ASC dhamntina waxan rajyana inad cafimad qabtan sida u dhan tihin, okay wxan u maqna waxay ahyd inan idin cananyo nh 5k vote wa diiden inad i gesan lakim hada xoga wa dadashen so marka i
          A wan imanaya hada qorista socoto, ha i dahsanina, in yarna wan xanuunsaday lakin alxmdulilah ma badno 
          Thanks dadalkina iyo sida iso radisen
          Love you all 

mervyy_17

@naimathv welcome backkkk babbyyy anaa ka daraan la soo orod
Responder

naimathv

How are you doing all of you guy's 
          .
          Isninta maxad filesan hadu alle idmo 
          Tan kale sheekdan halka ay ku dhamn donto anigba kama war qabo haka cansanina marka ine yarato.. 
          Sheeko kale oon bilaabo maskaxda kuma jirto marka tan lee noo soconeeso i. A.. 
          

AnfAceeeeeey

@naimathv Horta sheka qorto yarabo inay dhamato hadaba xata ku fikirtid  inta fasaxa AAN ku jirno lee hanaga dhameen ilove U to
Responder

naimathv

Wad iga hesan gabdho, 
          Xalay ban rabay inan so dhigo lakin hurdo ba ila tagte.... 
          Sorry marka, jimco wangsan 
          (Happy Friday ☺️)

naimathv

asc♡
          side tihin jaceyladeyda ?
          aniga alxmdulilah wan ficanahay... 
          Waxa bilabtay bisha dul hajji (arafo) malahana waxan raba inan ka faidesto manta ayanba bilabay sonka, marka anigo soman ma rabo inan wax qoro, habenki ayan diyarinaya, habenka kalna wan so dhigaya i. A, tusale cawa ayan qeyb qoraya, haben danbe ayan so dhigaya hadu alle ina garsiyo i a 
          Waxan Rajayna adinkana inad ka faidesatan malamha soo socda 
          Love you all gabdhahyga ✨

kook-zaanmoon

Insha allah  abayo sonankeena ilahey hang wado aqbalo
Responder

ubkook

@naimathv insha'allah Allah hanaga dhigo kuwii ka faa'iideysta 9kaan berre ee barakeysan ee carafo allana hanaga aqbalo ciimaadooyinka oo dhan aamin
Responder

naimathv

Guy's cawa wan cajisanhy waxba soma dhigin igu qata ✨

maryamamaxamednuur

@naimathv okey xalqada xigta inoo sodheerey fadlan
Responder

MunaShacir

@naimathv dhib malahan xabibti cafimad ku sexo inshallah ♥️ 
Responder