zhao_Yurii123

Rajo waa iftiin aan marnaba damin
          	Ruuxii haystana ma quusto waligiis
          	Roobku wuu da'aa haddana qorrax baa dhalata
          	Murugadu way tagtaa farxad baa soo baxda
          	Samir iyo dadaal waa jidka guusha
          	Qalbiga geesinimada lehna waa la gartaa.
          	Haddii aad riyadaada rumaysato oo dadaasho,
          	Maalin baa magacaagu meel sare ka ifayaa✍️