Codename way dhamaatY 2 biri kadib
....
Soo hadda forced marriage xalqooyinka uku dabeeyo wayaa soo fasaxayaa bari
Codentana waxaa ku guulestay sheegada jinka
Midaasi ayaa ramadanka sameen doona I.a
See you waa inoo bari iyo xalqada forced marriage
Byee
Hi guys inta xaaladeeda ka war heesay password keeka dib usoo ceshtay in kastoo iku ad geed madama bil shacban laku jiro ramadan neh soo dhaw yahay waxba masoo galin doono ilaa sheego caadi oow ax laheen inaa nii qoro ama mu crush aan ka dhigo mid caadi ah intaas uun baan samesn karaa adingana ra yokiina ila soo wadaaga waan ogahay dhamaan tiina 3 bil inaa niga maqnaa runtii mobel cusub qaatay weena uku adgeed inaa password ka wattpad inaa dib usoo celiyo madama aan ilaabay lakin iku yaraan hadda dib baan usoo celiye xili aan waxba soo galin karin but sheego waxan qoraa inta ramadan laku jiro taaso xiiso leh but mid wanagsan bee ahaan doonta madama ramadan laku jiraayo sida sheegoyinka carabta
"Sorry somaliga sharxitaan kiisa iskuma fiic nin "