Ch2

1.1K 82 46
                                    


Ilaaliye: Mudane Mr jimin waa dhawac

Taehyung wuu soo jeystay marku maqlay hadalka ilaaliyaha taehyung asiga oo xanaaqasan ayuu dhahay
Taehyung: nacalad maxaa ku hadalaysaa
Ilaaliye: waa iga run mudane Mr Jimin dhawac ayaa garabka ka soo gaaray
Taehyung asoo hadal dhihn ayuu mesha ka cararay

Taehyung Pov
Markaa maqlay in Hyung ay wax soo gaaran xaladayda dhan way isbadashay
Waan soo cararay ilaa aan ka imaado mesha OO jimin ka dagaal lamaayy lkn mesha hyung majoogo
Taehyung: AAWAY JIMIN

Pov✍️✍️✍️
Taehyung ayaa ku qaylinayo ciidamadiisa ilaa Mingyu ka yimaado
Mingyu: mudane Jimin waxaa la geeyay Hospitalka
Taehyung: Hospitalkii lageeyay
Mingyu: isbitaalka xxx
Taehyung: halkee ku yaala sabab ayaa ogaysiin isbitaalda raqiiska ah
Taehyung ayaa qabtay kuleetiga Mingyu asiga OO ku cayjinaya Mingyu hoos ayuu fiirinayaa ilaa ugu danbeynti OO hadlo
Mingyu: Mudane xlada Jimin way darneed dhiig badana ayaa ka baxay wado kalana mahaysan mudane
Taehyung: doqon baa tahay Mingyu
Mingyu: sorry mudane
Taehyung: basaaskaas ii siigy qolka hoose aniga ayaa usoo laaban doona
Mingyu: okay mudane
Taehyung: isii furaha gaariga
Mingyu: lakin mudane
Taehyung: waqtiga ha iga cunin furaha gacan iga soo saar
Mingyu furaha gaariga ayuu wareejiyay
Taehyung wuu soo baxay
:
:
:

Dhanka kale
:
Yn iyo sana waxay soo gaarayn Hospitalka lkn inta ay soo galen isbitaalka qof ayaa sana timaha ka jiiday
Sana: aah
Yn markay maqashay qaylda sana Yn iyo sana way soo jeysteen
Qof: iska warama Gabdho
Yn/sana: Eunwoo

Hala mar ayey ku qayliyn magaciisa kadib sana hadashay Sana: kaalay adi tamahayga maxaa u jeedaa mar walba Eunwoo: cause waa jeclhy nooh Yn iyo Eunwoo way wada qosleen Sana: waxaan jaceyl mahan tankle aniga bas maa iga jiidaysaa ynh waa inaa ka ji...

Oops! This image does not follow our content guidelines. To continue publishing, please remove it or upload a different image.


Hala mar ayey ku qayliyn magaciisa kadib sana hadashay
Sana: kaalay adi tamahayga maxaa u jeedaa mar walba
Eunwoo: cause waa jeclhy nooh
Yn iyo Eunwoo way wada qosleen
Sana: waxaan jaceyl mahan tankle aniga bas maa iga jiidaysaa ynh waa inaa ka jidaa iyada nh
Yn markay maqashay hadalka sana indhaha ayey kala taagtay
Yn: maya maya
Eunwoo ayaa usoo dhaqaaqay Dhanka Yn lkn Yn way carartay isbitaalka ayey urad ku gashay
Eunwoo: baxso gabdha yar baxso
sana: marwalba saan ayey kaaga baxsataa lakin aniga waxay ila tahay inaa adiga siiso fursad ay ku baxsato
Eunwoo madaxa ayuu Ku dhuftay sana
Eunwoo: doqomad labadiinaba waa iden jeclhy
Sana: yaa ku dhahay I jeclaaw
Eunwoo: amus ama haddii kale Yn ayaa usheegayaa wixii xalay
Sana: EUNWOO
sana ayaa ku qaylisay Eunwoo wuu ku qoslay iyga OO wada kaftamayo ayaa halmar gaariga ambalaaska soo hor istaagay
:
:
:

Hala mar ayey ku qayliyn magaciisa kadib sana hadashay Sana: kaalay adi tamahayga maxaa u jeedaa mar walba Eunwoo: cause waa jeclhy nooh Yn iyo Eunwoo way wada qosleen Sana: waxaan jaceyl mahan tankle aniga bas maa iga jiidaysaa ynh waa inaa ka ji...

Oops! This image does not follow our content guidelines. To continue publishing, please remove it or upload a different image.
The Doctor And Mafia Where stories live. Discover now