Kalkaalisada: Dr yn mudane taehyung ayaa ku baahan
Yn pov Qolka jimin ayaa kasoo baxay waxaan aaday xafiiska sana si aan maskaxda ugu dagsado maskaxdeyda mawa shaqaynayso markaa arkay ninkaas Xafiiska sana aniga jooga kalkaalisada ii imaaday waxayna Isheeg inuu asiga ee baanhan yahay lakin sabab ayuu igu wa cayaa Yn: Maxa dhahday Kalkaalisada: haa Dr yn taehyung ninka la dhaho ku wa caayo Yn:(maskaxda) laakin sabab ayuu igu baahan yahey Yn: laakin sabab Kalkaalisada: maqaan kaliya igu wac ayuu dhahay
✍️✍️✍️✍️ Pov Yn iyo sana way isfiiriyeen Sana: yaawye ninkaas Yn: waa nin maa laa yacni ah Sana: ma laa yacni Yn: usheeg inaa imaan karin Kalkaalisada iyada oo soo bixi rabto sana ayaa hadashay Sana: sug aniga ayaa soo fiirinaayo Yn: laakin sabab ayaad usoo fiirinaysaa Sana: cashir inaa usoo dhigo Yn iyda oo hadal dhihe rabto sana ayaba soo carartay Sana: kalkaaliso maxuu ugu wacaaye yn Kalkaliso: inee gacanta udhaydo ayuu rabaa Sana iyo kalkaalisada way soo baxayn qolka dhayida ayey imaaden Kalkaalisada ayaa qolka furtay laakin sana markay aragtay qofka mesha fadhiyo way isku naxday
Oops! This image does not follow our content guidelines. To continue publishing, please remove it or upload a different image.
Sana: kan inta maxuu ka qabanaa Sana way soo kala wareegsatay intuu arkin taehyung sana way soo carartay Taehyung ayaa hadlay Taehyung: aaway iyada Kalkaalisada: iyada ma imaan karto lakin dhaqtarad kale ila socota Kalkaalisada sana ayey raadinaysaa Kalkaalisada: laakin aaway iyada Taehyung: aniga mss yn igu wac ayaa ku dhahay dhaqtarad kale kuma dirsan Kalkaalisada: laakin dhaqtarad way diiday Taehyung markuu warkaas maqlay wuu xanaaqay Taehyung: Isheeg halka ay joogto Kalkaalisada ayaa usheegtay taehyung wuu soo dhaqaaqay waxuu imaaday xafiiska yn
Taehyung pov Waxaan imaaday qolka balan baalistayda laakin qolka iyada kuma aysan jiren waan soo dhaqaaqay waxaan arkay sawiro qurux badan oo saaran miiska waxay ila tahay waa marka ay qalin jabineysay
Oops! This image does not follow our content guidelines. To continue publishing, please remove it or upload a different image.
Aad ayey qurux badan tahay wejigeeda macaan jirkeeda qurxoon aniga ku mashquulsan sawirkeeda Cod ayaa gadashiida ka maqlay
??: maxaa halkaa ka qabanysaa Waa jeystay waaba iyada waa qofka marwalba aan arko xakameynta dhunta wadnahaygna darteeda ugaraacma way soo dhaqaaqday waxay iga qaaday sawirka aa gacanta ku haayay DrYn: majecli waxaan leeyahay in lataabto Ashh hadakiida wuu kululyahay sida iyda oo kale DrYn: Maxaa halkaan ujoogtaa Taehyung: ii imaaw sooma ku dhihin DrYn: aniga amarka dadka kuma shaqeeyo