Flashback
Naadiga
Sana iyada Iska fadhido OO waqtigeeda Iska qaadanayso ayaa qof gadal ugu imaaday
Nin: Iska waran Gabar
Sana maysan ujawaabin ninkee
Nin: miyaadan imaqal
Sana: maxaa u baahnayd
Ninkii sana ayuu soo dhawaaday markale cajirkda qaawnaa ayaa gacanta ku qabtay
Nin: Aad ayaa uqurx badan tahay hal habeen ma ila istaagaysaa
Sana markee aragtay ninka inuu haayo boodadeeda
Sana: iga qaad gacantaada
Ninki sana warkeeda ma maqlin saaid ayuu ugu sii qabatay
Nin: Gabar waa ogahay inay waxaan hoola haaga yihiin marka subax qolka aan isla aadan
Sana ninka hadalkiisa maqashay iyo sidee u af laagaa dinaayo dhalo mesha taal ayey madaxa ugu dhuftay dadkii mesha joogay hal mar ayey soo jeysteen mustickdna waa ladameyay ninki asiga OO madaxiisa qabsaday
Nin: f****** maxaa kaa qaldan
Sana: sidee ugu dhiiratay inaa saas igu dhahdo
Iyaga saas Isku haysto ayaa qof gadaal kasoo hadlay
??: maxaa jira
Taehyung Pov
Waxaa ku jiray naadiga waaxna fadhiyay qaybta vipga waxaa ku jiray shir aniga oo shirka ayaa maqaly buuq aad budan marka hore waxaan u malinayey inay musicada tahay laakin
Taehyung: maxaa waaye buqaan
Nin: mudane naadiga qaybta hoose dagaal ayaa ka dhacay
Taehyung: maxaa dhacayna yaa nasoo weeraray
Nin: cidna nama soo weerari waxaa isdagaalay nin ilaa ladiina ka mid ah iyo gabar
Taehyung: maxaa ku hadlaysaa
Nin: waa run
Taehyung: haduu rabo gabadha muu banaanka la aado maxuu naadigayga igaga halenaa
Waan soo baxay si aan u arko
Taehyung: Maxaa jira
Labadoodba way neeftorayaa laakin ninka ayaa madaxa haysto
Taehyung: Gabar yaa amar ku siiyay inaad gacan u qaado qof ka mid ah ilaaliyaashyda
Sana: huh daacad may kaa tahay
Ma jecli inaa dumarka gacan uqaado laakin gabdhaan way ka bad badinaysaa
Sana: noocaan adiga miyuu kuu sheeqeyaa
Taehyung: ha Isku dayin
Sana: ilaaliyaasha maxaa tababar usee say inay Gabdhaha baarka jooga ku xadgudbaan
Taas markaa maqlay aad ayaa ugu xanaaqay sharcigayga kuma jirto in gabar iyada OO raali ka ahayn in wax lagu sameeyo
Taehyung: maxaa dhahday
Sana: waa intaa maqashay ninkaan aad ujeedo waxuu rabay inuu igu xadgudbo
Aad ayey caradaydayda usee kura dhay
Taehyung: mingyu mingu
Mingyu: haa mudane
Taehyung: dadkaan u dhan usaar banaanka
Mingyu: waa yahy Mudane
Markuu dadki baxn ninka ayaa soo qabatay
Taehyung: yaa amar ka qaadatay inaa gacan saarto gabar aan kuu ogolaanin
Nin: maya Mudane waa ka xumahay
YOU ARE READING
The Doctor And Mafia
RomanceSheekadan waxay ku saabsan san tahay gabar dhaqtarad ah iyo nin Mafiaan ah . . . . Yn: taehyung jooji isbitaal ayaan joognaa waana la arki karaa Tae: ha xishon gacaliso cidna Waxba igama gelin kaliya waa aniga iyo adiga