Taehyung: yn intaa maxaa ka samaynaysaa Dhinacayga ayey usoo socotay Yn:ushh ushh Faraheeda jilicsan ayey faruurahayga saartay hadal dhan igama soo fuqin Waxy bilaawday inay dharka ay heesto Iska saarto Taehyung: yn maxaa sameynaysaa Yn: kuleel ayaa I hayo taehyung gacaliye
⏰⏰⏰⏰ Waxaa maqlay dhawaaqa alarmga madaxeyga ayaa kur uqaaday waxaa arkay Inay tahay subax dhinacayga ayaa fiiriyay misana qof ma joogto Taehyung: tan kaliya riyo miyey aheyd
✍️✍️✍️Pov Taehyung waxuu damiyay sacdii Taehyung: adiga ayaa iga qasay waqtiga aan laqaadan lahaa balanbaalistayda Saacadi ayuu dhulka ku tuuray suuliga ayuu aaday taehyung waxaa jirkiisa ku soo dhacday biyaha shaawarka
Oops! This image does not follow our content guidelines. To continue publishing, please remove it or upload a different image.
Waxuu qabsaday saxiibksa wuu bamg***ye maskaxdiisana wuxuu ka sawiranayay wajiga yn Taehyung: ~ahh F**k ma xijinkaro yn Suuliga dhan waa qabsaday baruurtiisa xitaa aan dhahno guriga dhan markuu shaqadiisa dhamaystay ayuu saxiibksa Intuu fiiriyay ayuu ku dhahay Taehyung: waan ku dharanayaa mar dhaw ayaa kuu keenayaa iyada Waxuu qabsaday howlihiisa subaxnimo
Dhanka kale Yn ayaa hordada ka soo toostay xalay waxay seexatay iyadoo isaga ka fikireysa Yn Pov Subaxdaan aad ayey uqurx badan tahay wa inaa dhaqsi Hospitalka adaa waxaan qabsday howlaheyga subaxnimo qolka sana ayaa tagay Yn: sana hurdada ka kac
✍️✍️ Pov Sana ma aysan maqlin yni yn qolka ayey gashay waxay isku tuurtay sana Sana: maxaa kugu dhacay yni Yn: kac kac waa daahnay Sana: waa 6:00kii wale waqti ayaa dhiman Yn: waa ogahay laakin maanta waxaa rabaa inaa ciyow tago Sana ayaa soo fadhiisatay hadalka yni iyada oo ka yaaban Sana: ma fiicantahay yni Yn: sabab Sana: shalay ilaa hada cajiib cajiib ayaa udhaqmaysaa Yn iyada xitaa ma dareensano wax ku dhacay awood ka weyn inay saarantahay ayey dareemaysaa kaliya Yn: uf sana uf maxaa ugu dhaqmayaa si cajiib waa ijeeda inaa aha yn hada kac please Sana: okay quraac noo si diyaari waa soo baxaya Yn: ma loo baahno Sana: sabab anka oo baahi nahayso maa baxaynaa Yn: banaanka ayaa ka cunaynaa Sana: what goormee jeclaatay cuntada banaanka Yn: warkaas Iska daa isdiyaare dhaqso Sana: I aamin yn wax baa kugu dhacay Yn wax may san dhihen yni kaliya qolka ayey ka baxaday Sana:(maskaxda) tan maxaa ku dhacay shalay ilaa hada si kale ayey udhaqmaysaa malaga yaaba inuu Jaceyl ku dhacay maya maya tan Jaceyl kuma dhacaayo qalbigeeda wuu adag yahy Sana wax ogtahay wax walba ku saabsan yn cause xiliga ay jamacada isla dhiganayeen yn willal badan ayaa xirir isoo ban dhigtay way ka diiday
Flashback Yn iyo sana isla socdaan jamacada soo galayaan ayaa yni will gadaasheeda ugu wacay yn iyo sana way jeystay willki yni ayuu usoo dhawaaday Will: yn aad ayaan ku jeclahay ma aqbaleysaa inaa noqoto gacalisadayda Yn way isku naxaday Yn: maya ma aqbali karo xiriirka noocaan ah Will: aad ayaa ku jeclahay yn Yn: qalbiga inaa kaa dhaawaco marbo please I fahan Willki markuu yn saas ku dhahday wuu Iskaaga tagay Sana: maxaa ugu aqbali weyday waa Will wanaagsan wuuna qurux badan yahay Yn: hadaa uma soo jeedo maalaa yacni gaan Sana: jaceylka waa wax jira maxaa maalayacni ah Yn: sana muxaadaradaan naga jooji midkle ayaa fasalka nagu sugeyso sana iyo yn way baxeen