Sual ayaa igu soo dhacday walina aanan u hayn Jawab hadaan is dhaho jawaabna. Aanan jawaabta hubin. Suaashu waxay ahyd Habeenka Arooska ee ay gabadha ka wareegayso aqalkooda ee ay u wareegayso aqalkeeeda waxay iska jeceshahy in habeenkaasi noqdo habeen ayada ka farxiya xataa kaligeed maaha ee waxay ka fakartaa in ay saameeyn ku jeelato deegaanka ay dagantahy oo dhan. Oo subaxa marka la soo kaco suuqa ayada laga hadal hayo ( hadal hayntaasina ay noqoto mid farxad iyo arooska wacdarihiisa lagaga sheekeeyo) hadaba inanta ku fakaraysa in ay farxad galiso qof kale waliba farxad galintaa ay farxad galinayso waa in ay ahataa
1: in ay isa soo qaawiso ha isa soo qaawisaa ninkasta oo aan muxrim u ahyn uuu arko cawradeeda Dumarkuna wa cawro waana ogsoonahy
2: in ay muusik shido si ay dadku ugu raaxaystaan iyo shaydaanka oo habeenkaa hogaanka musika iyo faaxishada hormuud ka ah
3: rag iyo dumar aan muxrim isku ahyn ay isku arkaan
4: dumar badan iyo rag badan oo is qaba khilaaf halkaa ka dhasho sababta oo ah in ay gabdhu ka tagto aqalka si ay u tagto arooskaa ay gabadh kale dhiganayso
5: caruur badan oo habeenkaa cidlo, gaajo iyo darxuma ku seexda sababto ah in ay arooskaa ku soo aragto indhaheeda oo aan cidna uga sheekayn
6 : maal burbur hotel la kireeyo, baabuurta oo dhii-dhii lagu fano iyo tirada ay baabuurtu tahy, wixii iska daba dhacaayey ee la isku ruxaayey(music) oo la soo kiraysto iyo gabadha waxa ku baxaaya oo dhan kharashkoodi.
Aniga oo hadalka badiyey bal hadana aan is waydiino waxaas dhan ma loo sameynayaa Allah SWT ku uumay ee nasiib ku siiyey habeenkaa aduunka farxada badan ah. Dhaqaalaha yaa ku siiyey, quruxda aad ku dhiganayso ( lixda laxaad hadaanad lahyn wlhi maad dhigateen) lixda laxaad oo aad haysto ayaa u sabab lkn fahan yaa ku siiyey Lixda laxaad. Tusaale haduu qof ku dhaho Hotelka lacagtiisa anaa bixinayaa , faanaaniinta ayaan so kiraynayaa ama koofeerka ku sharxaaya anaa qaba dhaqaalihiisa. Plz dhab u fikir maxaad u samayn lahyd qofkaas ma ilaawi lahyd? wlhi maya wlhiba waxaad ku celcelin lahyd waxaan Abaalkaaga ku gudo ma aqaani mana ilaawaysid qofkaas. Hadaba Allah SWT ku samaxay waxan dhan Aawey mahad niqisii maxay noqotay in aad ugu abaal gudo Music iyo cawradaada oo aad qawiso kana cadhaysiiso.. hadana xusuusnow wuu awoodaa in uu murugi kuugu badalo lkn Allah sida Hooyadaa kuu jeceshahy si kabadan ayuu ku jecelyahy lkn Aaway Mahadniqisii?? Fikir Aroos maxaad kafaaiday.. Hadaba Marka arooska ee ay naagtu isa soo qaawinayso ma Ninkaaa khaladka leh Mise Naagta!?!!?!!?!?
Aniga hadaan jawab bixi laha Ninka ayaan saari lahaa waayo naagtu waa waxay ninka ka aragto ayay sameysaa. ma ka wado ninka in uu noqdo ma jixinjixe, lkn waxaan ka wadaa haduu u sheego asagu waxa ka soo racaaya iyo danbiga ku socda wlhi may ogalaateen Markaa Ninka ayaan danbiga saari lahaa waayo Allah asaga ayuu noo siiyey in uu amarka noo qabto hogaankana hayo.. Adiga maxay kula tahy bal isku day!!?? MA GABDHA MISE NINKA AYAAD DANBIGA SIIN ALHYD!???
YOU ARE READING
Danbigaa yaa iska leh
Cerita PendekSual ayaa igu soo dhacday walina aanan u hayn Jawab hadaan is dhaho jawaabna. Aanan jawaabta hubin. Suaashu waxay ahyd Habeenka Arooska ee ay gabadha ka wareegayso aqalkooda ee ay u wareegayso aqalkeeeda waxay iska jeceshahy in habeenkaasi noqdo...