#1
Dhamaadkii sheekadaby basma-mona
sheeko sheeko ... sheeko xariir
____________________________________________________
DHAMAADKA SHEEKADAN waa waxa kaliya UU URDAYO
cali
aan ku baro cali ..wiil dhal...
#3
Siraadby Warsame Shiidley
Siraad, waa sheeko-faneed gaaban oo ku saabsan dhibaatada lagula kaco dumarka shaqaddoonka ah ee Soomaaliya. Sheekadu waxa ay sawir guud ka bixinaysaa, dhibta nidaam la'...
Completed
#4
Jacayl Aan Filayn by basma-mona
Fadlan vote garee
Waad ka heli doonta shekadeyda
.............................................................
share
vote
comment
...
#5
Geeri Macna leh.by Cabdiwaasac Nimcaan
Waa sheeko ku saabsan micnaha jiritaanka iyo dhimashada. Xuquuqda qoraalkani wuxuu u dhowran yahay Warfaa Beyle.
#6
Samatar Ma Waalan Yahay?by Maxamed Jaarlees
Samatar waa jilaaga sheekada oo ku nool Addis Ababa muddo 15 sano ah. Waa nin dhoof suge ah muddadaas waddamo badana ay diideen. Balwad ayuu leeyahay. Waa nin ogaal bada...
#8
Ruun iyo Roobleby Maxamed Jaarlees
Rooble ayaa u tumasho tagayaa kalaab, deedna waxa uu ku dhex arkayaa gabar Soomaali ah, meeshuna waa Maraykanka. Gabadhu jirkeeda ayay ka ganacsataa, waxaa la yiraahdaa...
#13
Sheeko Cajiiba Iyo Qiso Jacayl by Apdirashiid Cusmaan
Cali iyo Khalid waxay ahaayeen walalo kunool dalka hada loo yaqaan indunisia waxay ahayeen walalo isjecel Malin Malmaha kamid ah