Taehyung: igu imaaw xafiiskeyga
Kadib taehyung mesha wuu kasoo tagay
Sana buuska ay fadhiday ayey ku dhalaashay iyada oo ka cabsanayso Taehyung yn xitaa iyda way yaaban tahay waxuu ka rabo sana
Yn: sana
Sana way fikiraysay ma aysan maqlin codka yn mar kale ayey wacday
Sana: Haa(naxdin)
Yn: maxuu kaa Rabaa Taehyung
Sana indho yaab leh ayey ku eegtay yn
Sana: maaqaan sug adiga asiga horay miyaa u taqaan magciisa caadiga ayaad ugu wacaysa mise
Yn hadalka sana marka ay maqashay way Isku naxaday
Yn: maya maya aqoon saan iskuma lehni waa ninke maalinte oo bukaanka ahaa
Eunwoo: aniga xitaa xafiiska qolkaaga ayaan ku arkay
Yn jawaabhe dhan baa ka dhamaaday
Yn: gacanta ayaa udhayaayy
Eunwoo: waa gartay laakin sana maxuu karabaa
Yn: ma aqaan
Sana way shooksantahay cabsi ayaa heeso ma maqasho hadalada asxaabteda ku hadlayaan
Yn/Eunwoo: sana sana
Garabka ayey ka lu xayn kadib normal Ku soo noqotay
Sana: I aamna aniga waa lee buri doonaa
Dhaamtda indho cajiib ayey ku fiiriyn
Yn: sabab ayuu ku burinaa
Sana: aniga hada isbitaalkan maka tagaa
Eunwoo: isdaji wax dhacay caadi noogu sheeg
Iyaga saas Isku haysto Mingyu ayaa soo galay qolka
Mingyu: Dr sana Mudane taehyung ayaa ku wacaaya
Dhamantda way soo wada jeestn
Yn:sabab laakin
Mingyu: maaqaan marwo
Sana: aniga maxaa sameyay OO igu wacaa (wareersan )
Eunwoo: sana caadi Iska dhig waa inaa adaa sidaa u ugaano waxa oo kaa rabo
Yn: waa sax hadalka Eunwoo tag ankna waa ku garabtaagan nahay
Mingyu: Dr aaduu waqti lumin isoo raac Mudanaha wuu ku sugayaa
Sana iyo saxiibhda way isa soo raacayn
Hada waxay taagan yahn xafiis isbitaalka ee Taehyung
Yn: sana caadi Iska dhig okay anka halkaan ayaan kugu sugaynaa
Sana: ka warran haduu I buriyo (Cod welwel ah)
Yn: ashh waxaas haku hadln qalad aa sameyn miyuu kugu burinayaa
Yn lama socoto waxay sana ugu cabsanayso Taehyung
Sana: Ok
Mingyu iyo Sana iyaa hortaagan albaabka Mingyu ayaa garaacay albaabka xafiiskaTaehyung: soo gal
Mingyu: mudane waa tan Dr sanaXafiiska isbitaalka
Taehyung ayaa madaxa kur uqaaday
Oo arkay wajiga sana Mingyu ayaa ka baxay qolka
Taehyung: Soo dhawoow Gabadha naadiga
Sana hadal kama soo bixin madaxeeda hoos ayey geesay
Taehyung: meeqo daqiiqo ayey kugu qaadatay imaashaha halkaan
Sana: Sorry Mudane
Taehyung ayaa kasoo kacay kursigsa asiga labadiisa gacan jeebka gishtay wuxuu usoo socday dhinaca sana
Taehyung: waxaan dareemayaa inay asxaabtda la socon waxi aad habeenki aad sameysay
Sana: maya Mudane
Taehyung: ka warran aniga
Sana way isku naxday marka ay maqashay hadalka taehyung
Sana: maya Mudane tan ha sameyn danbo meela tagan tahay xitaa igu ma arkay sid
Taehyung: laakin anaa rabo
Sana ma aysan fahmn hadalka taehyung
Sana: maxaa ka wadaa mudane
Taehyung: heshiis ka ayaa galayaana gabaray
Sana: maxaa waaye heshiiska (Cod wareersan)
Taehyung: Iska ilow aniga iyo adiga waxii habeenka dhaxdna ka dhacay tankle saxiibdaa yn uma sheegi karted inaa hortaada ku dilay nin
Sana marka hadalada taehyung ma qashay neef ayaa ka soo fuqday markaas ayey qososhay
Sana: Huh maxaa ka sheega waxaas adiga miyaa tahay nin Mafia ah tankle gabar sharaftda badbaadinaysay caadi iska Dhig marka
Sana wayba isdhegatay mawa ahan tee wax yar ka hor cabsi la jareenaysay Lkn taehyung ayaa ku eegay waji caro ah
YOU ARE READING
The Doctor And Mafia
RomanceSheekadan waxay ku saabsan san tahay gabar dhaqtarad ah iyo nin Mafiaan ah . . . . Yn: taehyung jooji isbitaal ayaan joognaa waana la arki karaa Tae: ha xishon gacaliso cidna Waxba igama gelin kaliya waa aniga iyo adiga