Ch7

786 41 23
                                    

✍️✍️✍️ POV

??: maxaa kugu dhacay ma ii xiisin miyaa labo sanno ayaan ka maqnaa
Taehyung: maya Hana runtii lama filaan ayey ila noqotay

Markle ayey is habsadiinHana: runtii aad ayaan kaaga xanaaq sanahyTaehyung: sabab maxaa sameyna Hana: xalay Maxaa cashada u I maan weysay Taehyung: ohh shaqo ayaa isoo baxday Hana: taehyung ma aamin sani ilaa hada aniga Taehyung wuu fahmi waayey w...

Oops! This image does not follow our content guidelines. To continue publishing, please remove it or upload a different image.


Markle ayey is habsadiin
Hana: runtii aad ayaan kaaga xanaaq sanahy
Taehyung: sabab maxaa sameyna
Hana: xalay Maxaa cashada u I maan weysay
Taehyung: ohh shaqo ayaa isoo baxday
Hana: taehyung ma aamin sani ilaa hada aniga
Taehyung wuu fahmi waayey waxay ka hadlayso
Taehyung: maxaa aamini la dahay
Hana: ma ogid miyaa ino ilaah bishaan soo socota arooskeena dhici doono
Taehyung hadalka Hana markuu maqlay aad ayuu u naxay
Taehyung: What maxaa ku hadlaysaa
Hana: waa sax xalay ayaa laga hadlay arintaan adeer ayaa sheegay inaa guurkan diyaar o tahay
Taehyung wuu fahmi la yahay sida ay wax usocdaan
Taehyung: waa ka xumahay Hana kuma guursan karo
Hana marka ay maqashay hadalka taehyung qalbigeeda aad ayuu ujabay
Hana: maxaa ku hadlaysaa taehyung (indho ilma ah)
Taehyung: waa intaa maqashay ma ugi waxa oo aabahayga iden sheegay laakin aniga waligay kuma fikirin inaa ku guursado
Hana hadala taehyung aad ayey u maqlaysay indhahda ilmo ayaa ka socotay
Hana: laakin aniga waa ku jeclaa taehyung

Iyada OO gacmaha ka haysato ayey dhahday Taehyung gacanta Hana ayuu iska fujiyay Taehyung: laakin aniga jaceyl saaxiibtanimo Lee ayaa ku qabaa Hana: laakin taehyung habeeno badan ayaan waqti wadada qaadanay(cod ilin)Taehyung: Hadaa waqti wadada qa...

Oops! This image does not follow our content guidelines. To continue publishing, please remove it or upload a different image.

Iyada OO gacmaha ka haysato ayey dhahday
Taehyung gacanta Hana ayuu iska fujiyay
Taehyung: laakin aniga jaceyl saaxiibtanimo Lee ayaa ku qabaa
Hana: laakin taehyung habeeno badan ayaan waqti wadada qaadanay(cod ilin)
Taehyung: Hadaa waqti wadada qaadanay ma aha micnaheeda inaa ku jeclahay
Hana: qof kale miyaa jaceshahy
Taehyung umoo san jawaabn
Hana: waan helay jawaabtayda iyada magaceeda
Taehyung ayaa fiiriyay Hana
Taehyung: Maxaa ka rabtaa magaceeda
Hana: waxaa ugu hambalyo lahaa inay xaday qalbiga saxiibkayga
Taehyung hadalkda aad ayuu ugu yabay
Taehyung: saaxiib?
Hana: haa maa daama aan noqon karin
ninkayga soo ma noqon karno dad saaxiib ah
Taehyung wuu ku qoslay hadalkda
Taehyung Haa waa noqon karnaa
Hana: okay Isheeg magaceeda
Taehyung: yaa waaye
Hana: naga daay qofta Qalbigaga xaday
Taehyung wuu dhoola cadeeyay
Taehyung: magaceeda waa yn iyada waa dhaqtarad Qalbigayga waxay lasoo baxday qaliin laan iyada markaa indhaheeda arko aduun kale inaa jooga ayaan isku maliyaa wajigeeda quruxda badan faruuraheed kuu kuusan maanta dhan waa kaaga sheekaynaa hadaa ku dhaho ma dhamaanayso sheekadeeda
Hana gudaha ayey ka dareemaysaa qalbi jab
Hana: iyada waa dhaqtarad waaye miyaa
Taehyung: Haa waa dhaqtradyda
Hana: haa nasiib ayey lee dahay maa daama ku dhacday
Taehyung: Maya aniga ayaa nasiib leh
Hana: hada waan baxayaa
Taehyung: okay isug aniga ayaa ku wadaayo
Hana: maya caadi waaye waan tagi karaa
Taehyung madaxa ayuu lu lay hana way soo baxday waxy imaaday gaarigeeda
Hana: AAD AYAA KU NECBHY YN YNI WAXAA IGA QAADATAY JACEYLKA NOLOSHAYDA AAD AYAA KU NECBHY ISUG YN WAA BALAN INAA KA SHALAYSO INAA TAEHYUNG IYO ANIGA DHAXDEENA SOO GASHO (Cod qeylo ah)

The Doctor And Mafia Where stories live. Discover now