Sheekadaan waxaan uso geliyay Wattpad-ka, Soomaalidu uga faaiidaysato. Wax amar ama ogolaansho ah kama haysan qoraaga buugga marka aan soo gelinayay halkan. Waxaan kasoo minguuriyay qoraalkan mareegta Maktabadda.com.
Marka xigta Cover-ka sheekada aniga ayaa sameeyay, mana aha kii lagu soo daabacay sheekada.
Waxaan idin rajaynaya inaad aad uga faaiidaysan doontaan sheekadaan. Dadaalkanna waxaan u sameeyay si dadku wax u aqriyaan.
YOU ARE READING
Maana-Faay
General FictionNovel ama sheeko af Soomaali ku qoran, oo aad u xiiso badan. Waxaana qoray qoraaga weyn ee Maxamed Daahir Afrax.